Khilaaf soo kala dhex galay RW Abiy Ahmed & Guddiga abaalmarinta Nobel

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay inuusan ka qayb gali doonin todobaadka soo socda shirka jaraa’id oo ahaa mid soo jireen ah marka uu guddoomayo abaalmarinta caalamiga ah ee Nobel Peace Prize. Guddiga Golaha abaalmarinta Nobel-ka iyo madaxa machadka Nobel, Olav Njølstad, ayaa warbaahinta u sheegay in go’aanka Mr. Abiy uu dhibaataynayo guddiga, … Continue reading Khilaaf soo kala dhex galay RW Abiy Ahmed & Guddiga abaalmarinta Nobel